(Liverpool) 18 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Crystal Palace si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Crystal Palace kulanka horyaalka Premier League.

Mohamed Salah ayaa kulankiisii 150-aad ee Premier League maanta u safanaya Liverpool, Virgil van Dijk ayaa isaguna kulankiisii 100-aad ee Premier League maanta u safanaya Reds, halka Kabtan Jordan Henderson uu kulankiisii 200-aad tartammada oo dhan u safanayo Kooxda ka arrimisa garoonka Anfield.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Liverpool: Milner, Henderson, Thiago, Alisson, Salah, Van Dijk, Mane, Fabinho, Tsimikas, Jota, Konate.

Keydka Liverpool: Oxlade-Chamberlain, Minamino, Origi, Robertson, Joe Gomez, Naby Keita, Kelleher, Curtis Jones, N. Phillips.

Safka hore ee Crystal Palace: McArthur, Kouyate, Benteke, Guaita, Ward, Jordan Ayew, Zaha, Andersen, Guehi, C. Gallagher, T. Mitchell.

Keydka Crystal Palace: Tomkins, Martin Kelly, Clyne, Milivojevic, J. Butland, Hughes, Riedewald, O. Édouard, M. Olise.

Gool FM.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US