(Manchester) 18 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Southampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Southampton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Southampton kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Man City: Ederson, Walker, Dias, Ake, Cancelo, Fernandinho (C), Gundogan, Bernardo, Sterling, Jesus, Grealish.

Keydka Man City: Carson, De Bruyne, Torres, Mahrez, Foden, Mbete, Palmer, Lavia, Wilson-Esbrand.

Image

Safka hore ee Southampton: McCarthy, Romeu, Redmond, Stephens, M. Elyounoussi, Ward-Prowse, Bednarek, A. Armstrong, Adams, Walker-Peters, V. Livramento.

Keydka Southampton: F. Forster, Perraud, Lyanco, Valery, N. Tella, Djenepo, I. Diallo, Mohammed Salisu, A. Broja.

Gool FM.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US