(Madrid) 10 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Deportivo Alaves ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Real Madrid iyo Deportivo Alaves.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Real Madrid XI:

Image

Deportivo Alaves XI:

Image

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US