Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa amar ku bixiyay in Receivera-da/Channelada laga saaro telefishannada STAR iyo Universal, Sidoo kale ganacsatada Somaliland ayuu ugu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay horey u siiyeen labadan teleefishan.

Tallaabadaan ayaana u muuqata mid la rabo in lagu cuuriyaamiyo labadaas Tv oo xaruumo waa weyn ku leh deegaanada Somaliland aadna looga daawado.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US