Taliyaha Booliiska Galmudug General Bishaar Abshir Geedi ayaa gaaray Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaa oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug General Bishaar ayaa safarkan kumari doona Degmooyin badan oo katirsan labada Gobol ee taliska hoostaga, Xeraale oo taliyuhu haatan joogo waxa uu booqday Dhismaha saldhiha Booliiska oo dib u habeyn lagu wado, sidoo kale qaybaha bulshada ayuu la yeelanayaa kulamo ku saabsan amaanka.

Taliska cusub ee Booliiska Galmudug ayaa ku guuleestay in nidaamka amni ee Booliiska la gaarsiiyo degmooyin iyo deegaano howlaha booliiska horay gaabis ugu ahaa.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US