DHUUSOMAREEB (HALBEEG) – Wefdigan oo uu hoggaaminayey wakiilka QM u qaabisan Soomaaliya James Swan, ayaa gor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Sidoo kale Wefdiga Swan waxaa wehliya Wakiillo ka socda Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Urur-goboleedka IGAD.

Hoggaamiyaha ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa wafdiga ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb.
Ujeedka safarkooda ayaa lagu sheegay in uu salka ku hayo arrimaha doorashooyinka, ammaanka iyo siyaasadda.

Ugu dambeyn Wafiga ayaa inta ay ku suganyihiin Galmudug waxa ay kulamo la qaadan doonaan Hoggaanka maamulkaas.


Post Views:
16

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US