Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Man United ee Donny Van de Beek ayaa baraha bulshada ku soo bandhigay dhaawac ka soo gaadhay kulankii Southampton.

Kooxda Man United aya guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Southampton kulan ka tirsanaa todobaadkii 10-aad ee horyaalka Premier League.

Xiddiga khadka dhexe ee Donny Van de Beek ayaa ku bilowday shaxda Red Devils isaga oo gabi ahaan dhamaystay ciyaarta.

Kadib dhamaadka ciyaarta xiddiga reer Holland ayaa baraha bulshada soo dhigay sawir muujinaya dhaawac ka soo gaadhay kuraanta oo waliba barartay.

Van de Beek ayaa sii raaciyay qoraal ah”ku soo dhowaada Premier League”.

فان دي بيك يكشف إصابته أمام ساوثهامبتون

Sii Akhriso: DEG-DEG: Somaliya Oo Muqdisho Ka Caydhisay Safiirka Kenya U Fadhiyay Somaliya & Sababta Oo La Ogaaday.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US