Xildhibaanada maamulka hirshabelle ayaa kulan ay yeeshteen maanta kaga hor yimid go’aano xildhibaanada maamulka putlang ku diideen 13 senetor ay yeelatay magaalada muqdisho.

Xildhibaanadaan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay tahay in putland ka xumaato in magaalada muqdisho maqaam siyaasadeed hesho.

Anaga hirshabbelle iyo galmudug ayaa muqdisho u badan mana aqbali doono in putland ka hadasho arimaha moqdisho ayuu yuri mid kamid ah xildhbaanada.

Maamulka putland ayaa go aamo kasoo saaray ay ku diidanyihiin in muqdisho lasiiyo 13 senotor.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US