Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa mushahar ahaan sanadkii u qaata lacag dhan 28 milyan oo euro waxana uu kaligiis ka mushahar badan yahay 4 kooxood oo Serie A-da.

Xiddiga 35 jirka ah ayaa la rumaysanyahay in uu mushahar ahaan todobaadkii u qaato lacag dhan 540 kun oo Gini todobaadkii.

Wargayska La Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya in xiddiga 5-taa jeer ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or ka mushahar badan yahay 4 kooxood.

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa kooxda Juventus ku soo bandhigaya qaab ciyaareed cajiib ah tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US